Gabadhii Nairobi ku afduubatay saaxiibteed Xafsa Max’ed Luqmaan oo la sii daayey

Hafsa Abdi iyo ninka ay wada socdeen Jackson Njogu oo loo haysto kiiska afduubka Xafsa Maxamed Luqmaan ayaa maanta lagu sii daayay dammaanad. Maxkamad ku taalla Nairobi ayaa amar ku bixisay in labada eedaysane aysan wax xiriir ah la samay karin Markhaatiyaasha iyo dhibanahabam lamana sheegin sababta keentay in damaanad lagu sii daayo Xafsa Maxamed … Continue reading Gabadhii Nairobi ku afduubatay saaxiibteed Xafsa Max’ed Luqmaan oo la sii daayey